Isku Aadka Champions League Wareeggiisa 16-ka la sameeyey

0
2291
Clockwise from top left: Harry Kane, Lionel Messi, Mohamed Salah, Besiktas defender Pepe, Paul Pogba, Edinson Cavani, Raheem Sterling and Roma’s Diego Perotti are all through to the last 16. Composite: Reuters/Action Plus/Getty Images/Icon/AFP/Rex/Shutterstock

HargeisaPress —Isku Aadka Tartanka Champions League ee wareegga 16-ka ayaa lagu dhawaaqay halkaas oo ay isku beegmeen kooxo waaweyn.

Real Madrid oo koobka haysata ayaa ku dhacday PSG oo lacag badan ku iibsatay ciyaartooyo uu ku jiro Neymar, Mbappe iyo xiddigo kale oo uu ka mid yahay Angel di Maria oo hore ugu ciyaari jiray Real Madrid.Chelsea oo sannadkii 2012 ku guuleysatay tartankan ayaa ku dhacday Barcelona oo ay kusii reebtay Semi finalka, kaddib markii Fernando Torres iyo Ramirez ay goolasha guusha u dhaliyeen Blues.

 

LEAVE A REPLY