Inaa lillaah wa inaa ileehi raajicuun waxaan tacsi tiiraanyo leh Udirayaa Dhamaabnba Walaalahay Ilma Cabdi Ciise Oo hooyadood Marxuumad Xaawo Aadan Siyaad ku Geeriyotay Ethopiya

0
970


Badhasaabka Gobolka Gabiley Mudane Mustafe Cabdi Ciise (Mustafeshiine) Waxa Uu Tacsi Tiiranyoleh Udirayaa Walaaladii Oo Kala ah Maxamed Cabdi Ciise, Cali Cabdi Ciise Faadumo Cabdi Ciise Iyo Saynab Cabdi Ciise Oo Hoyadood Xaawo Aadan Siyaad ay Ku Geriyootay Dalka Ethopiya Waxaana Uu Marxuumada Ilhay Uga Barya Janadi fardowsa allah ka waraabiyo qoyskii Iyo Qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaaan allah inaga wada siiyo aaaaamin aaaaamin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here