Hay’adda Shaqada iyo shaqaalaha Somaliland oo Tirokoobkii shaqaalaha ka Bilowday Gobolka Saaxil

0
1012

Berbera, (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa Gobolka Saaxil ka bilawday hawlgalka Tiro Koobka Diwaangelinta ee Madax Taabashadda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland oo mudo Bilk a badan ay hay’addani guddaha Somaliland ka wado oo si habsami ah dalka uga socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here