Hargeysa: Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo Cabasho muujiyey & Jawaabta Wasaaradda

0
932

Hargeysa,(HargeisaPress) — Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga, ayaa cabasho ka muujiyey xuquuqdooda shaqaale rasmi ah ay ku noqon lahaayeen iyo inay helaan mushaharka ay muddada sugayeen inta ay ka hawlgalayeen waaxyaha kala duwan ee wasaaraddaas.

Geesteeda, Wasiir ku-xigeenka wasaaraddaas, ayaa ka jawaabtay cabashada shaqaalahaas. Haddaba, warka la xidhiidha cabashada shaqaalaha iyo jawaabta wasiir ku-xigeenka xannaanada xoolaha iyo kalluumaysigaba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY