Hargeysa: Cayni Aadan oo lagu Waraystay Barnaamijkka Marwo ee Astaan Cable & waxyaabaha ay kaga hadashay

0
1207

Hargeysa,(HargeisaPress)—Cayni Aadan Cali oo ah Soo saaraha Kiriimada iyo Saliidaha Casriga ah, isla markaana dabeeciga ah ee Cayni Natural Production oo beryahan dambe aad loo isticmaalo, ayaa lagu waraystay Barnaamijka Marwo ee ka baxa Astaan Cable TV.

Marwo Cayni waxyaabaha ay kaga warrantay barnaamijkaas iyo sida uu guud ahaan u dhacay-ba waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

https://youtu.be/IMMy5K6YzFo

HargeisaPress.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY