Hargeysa: Bandhig-Faneed Cajiiba Iyo Habeenka Abwaan Faarax Murtiile Iyo Fanaaniinta Xidigaha Gees-Ka, Iyo Sooraan Iyo Jawaan Hamoogaan

0
2026

Hargeysa, (HargeisaPress) — Bandhig Faneed Cajiiba oo uu ku wado Abwaanka Weyn ee Faarax Murtiile, isla markaana ay ku wehelinayaan Fanaaniinta Yurub Maxamed Cabdi (Yurub-GEENYo), Cabdi-Hani Xaashi, Maxamed Siciid BK, Sahra-ILEYS, Nicaan Hilaac, Bilan Aadan (Hungiri-Dhubuq), ayaa lagu qaban doona Caasimada Somaliland Hargeysa.

 

 

 

Bandhig-Faneedkan oo la magac baxay “Debedaan Kaaga Raagaye, Wacanaa Dalka Hooyo”, isla markaana la isku arkay,ayaa Habeenkaas waxa hortaada iman doona Majaajileystayaasha aadka loo jecel-yahay Sooraan Iyo Jawaan,kuwaas oo habeenkaas ku wada Murti qosol baddan oo ku raaligelin doonta, Waxaana lagu qaban doonaa Huteel GUULEED Taariikhdu markay tahay 4/2/2016, qiimuhuna waa $20 Dollar.

Showga-weeyaan

 

Hadaba, Ha moogaan Bandhig-faneedkan oo ah mid aan loo kala hadhin, isla markaana waxaad kala kulmi doontaa Heeso Cusub, Majaajilo qosol baddan.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here