Maayarka Hargaysa Oo Xadhiga Ka Jaray Buundo Cusub

0
662

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Maayarka caasimadda Hargaysa ayaa maanta xadhiga ka jaray Buundo cusub oo laga dhisay degmadda Maxamuud Haybe oo ka tirsan degmooyinka magaaladda Hargaysa, taasoo loo dhisay hab casri ah.

Buundadan cusub ee maayarka Hargaysa  C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), uu xadhiga ka jaray waxa kaloo ku wehelinayay guddoomiyaha degmadda Maxamuud Haybe, culimawdiin, masuuliyiin, cuqaal iyo dadweyne kale.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here