Hargaysa: SONSAF iyo Jaamacadda Frantz Fanon Oo Dood Cilmiyeed Qabtay

0
1042

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Dood cilmiyeed ay si wada jira u soo qaban qaabiyeen Daladda ururadda aan dawliga ahayd ee SONSAF iyo jaamacadda Frantz Fanon ayaa xalay lagu qabtay magaaladda Hargaysa.

Dood cilmiyeedkaasi oo ku saabsanayd mustaqbalka laga qabo ama waxay ku danbayn doonaan wadahadaladda u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, taasoo ay ka soo qayb galeen siyaasiyiin iyo aqoon yahano.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

https://youtu.be/QbXjNK5jWSs

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY