Hanbalyo Maher Wacan: Eng: Cabdirisaaq C/laahi Cilmi iyo Nasra Xariir Baruud +SAWIRRO

0
1356

Hanbalyo Maher Wacan Oo Ku Socata Lamanaha Is Calmaday ee Eng: Cabdirisaaq C/laahi Cilmi iyo Marwadiisa Qaaliga Ee Nasra Xariir Baruud Oo Maherkoodu Ka Dhacay Masjidka Wayn ee Rusheeye ee Magalada Hargaysa Manta Oo Ay Tariikhdu Tahay 06/05/015

Waxana Hanbalyadan Dirayaa Dhamaan Dadkan Hoos Ku Qoran Oo Kale Ah

Cabdirisaaq C Cilmi iyo Marwadiisa Qaaliga Ee Nasra Xariir Baruud

Wariye Khadar C/risaaq Salebaan(HANAD)

Wariye C/risaaq C/laahi Sheekh Adan( Koronto)

Cabdisalaan Maxmud Ducaale(Ilkacase)

Xamse Cismaan Saciid

Carab Yusuf

C/qaadir Cali Bagaase

Cabdiwali Cismaan

Deeq Muse

Deeq Mustafe Caydiid

Hinda Ciise Cabdi

Saado Ciise Cabdi

Aniis Aadan Salebaan

C/raxmaan Jamac Salebaan

Cabdifataax Da,uus
Cabdirisaaq Cilmi iyo Marwadiisa Qaaliga Ee Nasra Xariir Baruud

Iyo Dhamaan Cuqaasha,Waxgaradka,dhalinyarada Bahda Saxafada iyo Ururka Dhalinyarada ee SADO Waxayna Dhamaantood Ugu Ducaynayaan Lamanayaashan Iscalmaday ee Ducadii Rasuulkeena Suuban (SCW) Ugu Ducayay Rerka Cusub  Ee Ahayd Varakalaahu Laka Waa Baraka Calayka Wa Jamaca Baynakuma Bil Khayr oo Fil Khayr Waxana Kale Oo Ay Ugu Ducaynayaan Ilahay Ka Dhaigo Kuwii Isku Raaga Ubad Khayr Qabana Kale Hela Amiin Amiin Amiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here