Hanbalyo Aroos Wacan: Siciid Ibraahim Dhagaweyne iyo Marwo Ayaan Cumar

0
1245
  1. hambalyoAbo Cumar aw muse Hoyo khadra Cumar Xaji  xirsi
  2. Maxamed Cumar Aw muse iyo xaskisa carurtiisa
  3. Mustafe cumarAw muse iyo xaskisa carurtisa
  4. CabdiRaxman Cumar Aw muse iyo xaskisa carurtisa
  5. Axmed Nur Cumar Aw muse
  6. CabdiQadir Cumar Aw muse
  7. Jawahir cumar Aw Muse
  8. Samira cumar Aw Muse iyo Carurteda
  9. Sucad Cumar Aw Muse iyo Odeygeda Carurteda
  10. Raxma Cumar Aw Muse

Dhamaan dadkaasi oo kala jooga USA Somaliland waxay hambalyo Aroos u dirayaan Boqorka iyo Boqorada, Mudane Siciid Ibraahim Dhagaweyne iyo Marwo Ayaan Cumar Aw Muuse oo arooskoodu ka dhacey Habeenkii xaley 31/01/2015 Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiinn gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax
Noqda labadii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela waxayna ugu duceynayaan Ducadii Rasuulka CSW “Baarakalaahu lakum, wa baarka (Caleykum wa jamaca beynakum filkhery”

(بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here