HAMBALYO MEHER : Yuusuf Khadar Cabdi iyo Sabaax Cabdi Maxamuud

0
1211

Maxamed Siciid C/laahi (Xarrago)

Caydaruus Ismaaciil Cabdi

Sidiiq Maxamuud Gahayr

C/risaaq Xaamud Caydiid

Shiine Cilmi Kaahin

C/fataax Ismaciil Mursal

Maxamed C/raxman Yaasiin

Jibriil Suldaan Maxamed

Maxamed Aadan Daahir

Saleebaan Maxamed Saleeban

Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa Meherka Yuusuf Khadar Cabdi iyo Sabaax Cabdi Maxamuud

Oo meherkoodu Isniintii shalay ee Taariikhdu ku beegnayd 01, May 2017 ka dhacay Masjidka Cali Mataan ee Magaalada Hargeysa, waxaannu leenahay Noqda Reerkii isku waara ee Ubad Khayr qabakala hela. Aaamiin Aaamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here