HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Xasan Maxamuud Tani iyo Ayaan Cilmi Kaahin oo Meherkoodu Maanta oo Arbaca ah 14/6/2017 ka dhacay Masjidul Aqsa, ee magaalada Hargeisa,Waxanu Boqorka iyo Boqoradda, Alle  uga baryaynaa , inuu aqal gal koodana  bash bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo, ubad kheyr qabana ilaahay  kala siiyo, Aamiin, Aam iin, Aamiin,

Geesta kale Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. oo kala ah  Cabdi Xusein Muxumed, C/raxmaan Cilmi Kaahin, Maxamed Guuleed Riiraash, Maxamed axmed cali (geeljire), Xamse Cabdi maxamed iyo Xaaskiisa Umal khayr C/raxman iyo caruurtiisa, Caduur aadan madar, C/rashiid Cismaan ciise,C/laahi Cabdi Ibraahim ,Mawliid Cabdi Nuur,C/laahi Dagal Dhinbiil,Maxamed Xaashi Daauud,Cabdi Xusein Waabari,Maxamed Cabdi Axmed,Ibraahim Maxmauud Cabdi,Siciid Cilmi Muxumed,Xasan Nuur Raage Iyo dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo U dirayan Xasan Maxamuud Tani iyo Ayaan Cilmi Kaahin oo Meherkoodu Maanta oo Arbaca ah 14/6/2017 ka dhacay Masjidul Aqsa, ee magaalada Hargeisa.

Waxanu Boqorka iyo Boqoradda, Alle uga baryaynaa , inuu aqal gal koodana  bash bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo, ubad kheyr qabana ilaahay  kala siiyo, Aamiin, Aam iin, Aamiin,

LEAVE A REPLY