HAMBALYO MEHER WACAN: Khaalid MowliD Hersi & Hana‬ Hasan Shaqale + SAWIRRO

0
957

HargeisaPress  — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada  Khaalid MowliD Hersi & Hana‬ Hasan Shaqale 0o maanta MeHerkoodu Ka DhacayHoTel Maansoor ee  magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

1525066_10152776991192186_7464538769342539588_n

 

 

LEAVE A REPLY