HAMBALYO MEHER WACAN: Jamaal Ibraahim iyo Khadra Ciise + Daawo Sawirada

0
1137

Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyoWariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan.
……………………………………………………………………………………………………….

dar jam

Hanbalyo Hanbalyo Gacal iyo sokeeye guurkina lagu farax

 

Ergayga madaxweynaha Somaliland u qaabilsan bariga gobolka Sanaag Sahal Maxamed Jaamac, Waxaa halkan Hambalyo balaadhan oo aan la soo koobi Karin ka diraya Weriyayaasha kala ah.Agaasimaha Bulsho tv C/rashiid nuur Wacays xaaskiisa iyo caruurtiisa,Agaasimaha Star tv Xasan Maal Dhidar,Tafatiraha Wargeyska Sahan Siciid khaddar C/laahi xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cumar Aw Cali Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/naasir Guray Meecaad,Nagiib C/laahi Colaad,Cabdicasiis Cali Nuur iyo xaaskiisa,C/raxmaan Muxumed (Fantastic),Faysal Maxamed Aadan(fifa),Siciid Maxamed Cali xaaskiisa iyo inantiisa,Badri Koosaar Maxamuud iyo xaaskiisa,Cismaan Maxamed Cismaan,Maxamed Cabdi Ibraahin,Sakariye Xasan Raage( Sudaysi)iyo xaaskiisa,Axmed Cali Galaal.Waxay Hambalyo u dirayaan Meherka.

Jamaal Ibraahim Mohamed

                               Iyo

       Khadra Ciise  Muxumed

dr jamaal

oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Imperial Ee Magaalada Hargeysa shalay Sabtidii 14 March . Waxaanay leeyihiin noqda Qoyskii Ubad khayrle kala hela,nolol badhaadhe iyo farxadle ku noolaada. Aamiin Aamiin Aamiin Aamin.

LEAVE A REPLY