Hambalyo Meher Wacan: Hasan Omer Nuur iyo Kaltuun Ahmed

0
887

Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan iyo dhamaan Hawl wadeenada HargeisaPress, waxay Hambalyo kal iyo Laab ah udirayaan Meherka: boqorka iyo boqorada Hasan Omer Nuur  iyo  Kaltuun Ahmed 

……………………………………………………………………………………………………..

Geesta kale Cabdi Xusein Muxumed,C/raxmaan Cilmi Kaahin, Maxamed Guuleed Riiraash,Maxamed axmed cali (geeljire),Xamse Cabdi maxamed iyo Xaaskiisa Umal khayr C/raxman iyo caruurtiisa,Caduur aadan madar,C/rashiid Cismaan ciise,C/laahi Cabdi Ibraahim,Mawliid Cabdi Nuur,C/laahi Dagal Dhinbiil,Maxamed Xaashi Daauud,Cabdi Xusein Waabari,Maxamed Cabdi Axmed,Ibraahim Maxmauud Cabdi,Siciid Cilmi Muxumed,Xasan Nuur Raage Iyo dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co.

Dhamaan dadkaasi aan magacyadooda kor kusoo xusnay oo ah dhamaantood shaqaalaha shirkadaSeed General Trading Co. ee Somaliland waxay hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan boqorka iyo boqorada Hasan Omer Nuur  iyo  Kaltuun Ahmed  Oo meherkoodu shalay ka qabsoomay Somaliland, waxaanay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo. Aamiin Aamiiin Aamiiin.

 

LEAVE A REPLY