Hambalyo Meher Wacan Boqorka Guuleed Iidaan Nuur Iyo Ayaan Cali Ciise.

0
983

Sakariye Cabdilaahi Maxamed, Cabdiqaadir Cismaan Muxumed, Cabdikariim Yuusuf Khayre, Maxamed Bedal Xasan, Khadar Bedal Saciid, Caydaruus Maxamed Warsame, Hodan Maxamed Cabdilaahi, Hodan Muuse Biixi, Xamda Daahir Afqarshe, Hinda Cabdi Axmed, Axmed Cali Axmed, Haashim Haybe, Khadar Cabdi Xasan(Gureyte), Maxamed Jibriil, Shabcaan Kayse, Khadar Axmed Ducaale, Cabdiraxmaan Siciid Bare iyo Ibraahim Ciise Ibraahim, waxaa ay dhammaantoodba hambalyo meher wacan ah ay u dirayaan.

kaakka

Boqorka Guuleed Iidaan Nuur iyo boqorada Ayaan Cali Ciise oo 20/05/2015 maherkoodu ka qabsoomay hotel Ambasador ee magaalada Hargeysa.

Waxaana ay Illaahay uga baryeyaan in ay noqdaan qoyskii isku waara, ubad khayr qabana kala hela Amiin Amiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here