HAMBALYO MEHER: Mustafe Mohamed Cismaan Iyo Farax Ismaacil Jamac + SAWIRRO

0
1245

HARGEISA — Ahmed awdaahir Dugsiiye iyo Caruurtiisa iyo dhamaan reer awdaahir dugsiiye oo kala jooga Somaliland iyo dalka dibadiisa, Waxay Hambalyo iyo bogaadin U dirayan Meherka Mustafe Mohamed Cismaan Iyo Farax Ismaacil Jamac , oo dhawaan Meherkoodu ka dhacey Magaaladda Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu NegaadoAqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo

…………………………………………………………….

Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress Amed-yasin sheikh Axmed,Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Mustafe Mohamed Cismaan Iyo Farax Ismaacil Jamac , oo dhawaan Meherkoodu ka dhacey Magaaladda Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu NegaadoAqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here