HAMBALYO MEHER: Maxamed Maxamuud Awdaahir Iyo Maryam Ahmed Yuusuf+ SAWIRRO

0
1327

Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress Amed-yasin sheikh Axmed,Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka  Maxamed Maxamuud Awdaahir Iyo Maryam Ahmed Yuusuf oo Maanta Meherkoodu ka dhacey Magaaladda Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu NegaadoAqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here