HAMBALYO MEHER: Liibaan Maxamed Ibraahin-Dheere iyo Cabdiya Abiib Timo-cad + SAWIRRO

0
2308

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel..

Ayeeyo Sahra Aadan Qalinle iyo Carruurteeda oo kala ah; Maxamed Ibraahin Dheere, Xasna Ibraahin Dheere, Xasan Ibraahin Dheere, Foosiya Ibraahin Dheere, Ifraax Ibraahin Dheere, Amiira Ibraahin Dheere, Cali Ibraahin Dheere, Nimco Ibraahin. Dhammaan Qoyska Ilma Ibraahin Cabdi Kaahin (Ibraahin-Dheere), Farduus Xaashi Cumar iyo Odeygeeda, Kawsar Xaashi Cumar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Sahra Xaashi Cumar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Ilhaan Xaashi Cumar, Cabdillaahi Xaashi Cumar iyo Xaaskiisa, Maxamed Xaashi Cumar iyo Inantiisa, Caasha Xaashi Cumar, Mukhtaar Xaashi Cumar, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan;

Liibaan Maxamed Ibraahin-Dheere

Iyo

Cabdiya Abiib Diirye (Abiib-Timo-cad)

Oo Meherkoodu Isniintii oo ay Taariikhdu ahayd 01-da, Bisha 1-aad sannadkan 2018-ka, ka qabsoomay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Waxaanay Allaah ha uga baryayaan inuu ka dhigo Lammaanihii isku raaga ee Guri-galkooda ku gaadha, Bashbash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Noqda Qoyskii lagu nastee lagu negaado, wada-jiree nabadgala. Aammiin……… Aammiin…..Aammiin.. Allaah ha aqbalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here