HAMBALYO MEHER: Cabdillaahi Axmed Hassan Iyo Mumtaz Mustafe oo Meherkoodu ka dhacay Magaladda Hargeysa + SAWIRRO

0
1253

HargeisaPress —Maamulka Shirkada Seed Company, Hawlwadeenada kala Duwan iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed Company,ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisuba Waxa ay halkan Dhambaal Hambalyo oo qiima badan hawada u marinayaan Meherka Cabdillaahi X.Axmed Hassan Seed Iyo Mumtaz Mustafe  oo  Meherkoodu ka Qabsoomay Hotelka Summer Time Green Plaze ee Magaaladda Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

Dhanka kale, Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Cabdillaahi X.Axmed Hassan Seed Iyo Mumtaz Mustafe oo  Meherkoodu ka dhacey Hotelka Summer Time Green Plaze ee Magaaladda Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

Halkan hoose ka Daawo Sawiradda Meherka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here