HAMBALYO MEHER:- Boqor Mawliid Cali Ciidle Iyo Boqorada Faadumo Dheeg Ibraahim Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Tog-wajaale.

0
995
Hambalyo Mawliid Cali Ciidle Iyo Faadumo Dheeg Ibraahim

Hambalyada  iyo  Tahniyadan  boqorka  iyo  boqorada  waxa  kala  diraya  Mudanayaashan  hoosta  ku  xusan.

1: Xil.  Cabdicasiis  C/laahi  Ismaaciil.

2: Xil.   Iid   Xasan  Cabdi.

3: Xaaji  Cilmi  Maxamed  Jaamac

4: Axmed  Isaaq  Cismaan

5: C/raxmaan  Sayid  Faarax  (Jeesto)

6: Cismaan  Ibraahim  A/haybe

7:Saxardiid   Daahir  Axmed

8: Siciid  Cilmi  C/laahi

9: Maxamed  Maxamuud  Cali  (Muruq).

10: Maxamed  Xasan  Sh. Maxamuud  (Juba).

11: Maxamed  Nuur  Mooge  (shabeel).

12: Ayaanle  Maxamed  Cali  (Jooqle).

13: Sacad  X. Maxamuud  Cumar.

14: C/risaaq  Maxamed  Yuusuf.

15: Siciid  Nuux  Kibaar (S. Madoobe).

16: Axmed  Aadan  Jaamac

17: Subeer  Yuusuf  Cumar  (Jiilaani)

18: Caydaruus  Ibraahim  Axmed.

19:  Caydaruus  Axmed  Ismaaciil (C.qadiye).

20: Axmed  Maxamed  Bookh  (A-kayse).

21: Farxaan    Aadan   Warsame  (F. Walgo).

22:  C/rashiid   Sh.  Muxumed  (R.boorash).

Dhamaan  Asaxaabtan   ka  mid  ah  qaybaha  kala  duwan  ee  Gobalka  Gabiley  oo  isugu  jira,  Hal-door,  Dhalinyaro,  Mudan, Odeyaal, Saxafiyiin,  Siyaasiyiin,  iyo  dhamaan  miidii  bulshada  gabiley,  Waxay  dhambaal  tahniyada  gaadhsiinayaan Boqorka Mawliid Cali Ciidle Iyo Boqorada Faadumo Dheeg Ibraahim  oo maanta meherkoodu ka dhacay Magaalada Togwajaale ee Gobolka Gabiley,  Waxaaney  Raxmaanka  uga  baryeen  inay  kala  helaan  awlaad  khayr  qabta  oo  anfaca  dadkooda,  dalkooda iyo  diintooda.

Noloshiinana  ku  qaata  farxad, niyaayir, bash-bash, barwaaqo  iyo  naalood,  Darmo  muxubo  ku  wada  lada  oo  abidkiin  haydin  dur-duurto  cishqigu,  Gacal  iyo  Xigaalba  guurkiina  lagu  farax. Baaraka  Laahu  Laka  Wa  Baaraka  Calayka  Wa  Jamaca  Bayna  Kumaa  Bil-khayr  Aw  Fil-KHAYR.

LEAVE A REPLY