HAMBALYO MEHER: Abdishakur Mohamoud Omer iyo Nimco Mohamed Dahir + SAWIRRO

0
2015

HARGEISA —Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress Amed-yasin sheikh Axmed,Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka lamaanaha Abdishakur Mohamoud Omer iyo Nimco Mohamed Dahir oo maanta 3-dii/Jeenawari/2019 ka qabsoomay Saw Hotel, ee Magaaalada Borama.Waxaan ugu ducaynayaa qoyskaa cusub ducadii rasuulka (SCW) ” با رك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير “. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu NegaadoAqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDA

LEAVE A REPLY