Hambalyo Aroos Wacan: Maxamed Cabdiraxmaan iyo Asma Axmed

0
1054

Cabdiraxmaan Axmed Saleebaan, Mustafe Axmed Saleebaan Iyo Xaaskiisa, Carruurtiisa, Samsam Axmed Saleebaan iyo Saygeeda iyo Carruurteeda, Ifraax Axmed Saleebaan, Muna Axmed Saleebaan iyo Saygeeda iyo carruurtooda, Maxamed Axmed, Maxamed Saleebaan, Dhammaan waxay dadkaasi Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan.

 

 

Xuseen Maxamuud Maygaag, Cabdiqaadir Cabdillaahi Caydiid, Cabdalle Siciid Cabdi, Yuusuf Jaamac Xirsi, Iid Ismaaciil Xasan, Sacad Maxamuud Jibriil, Cali Cabdiqaadir Yoonis, Cabdiwahaab Xaamud Ducaale, Muumin Daahir Kaahin iyo Cabdikhaaliq Cilmi Kaahin, Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo arroos oo aan la soo koobi karin hawadda u marinayaan.

Arooska iyo Aroosadda iyo caano, gabadh iyo caano…Aamiin..Aamiin

Maxamed Cabdiraxmaan Faarax

Iyo

Asma Axmed Saleebaan

 

 

Oo 18/10/2014 aqalgalkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin kala hela ubad khayr qaba, wiil iyo caano, gabadh iyo caano…Aamiin..Aamiin

LEAVE A REPLY