HAMBALYO AQALKA FARXADDA LEH Dr. Maxamed Aaden Daaud iyo Marwadiisa Hinda Bashiir Yuusuf

0
861

hambalyoXasan Faarax Qamaan.   Xasan Axmed Yuusuf, Asma Cismaan Cabdi, Nuura Faarax Cawad, Umalkhayr Yaasiin ismaaciil, Cabdifataax Maxamed Cabdiraxmaan, Cabdillaahi Faarax Yuusuf iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL,  , Caaqil Maxamed Faarax Yuusuf,  Mukhtaar Cabdi ismaaciil, Khadar Xasan Isaaq, Cabdirasaaq Sh. Yuusuf Maxamuud  iyo dhammaan bahda waxbarashada Somaliland,  Yuusuf  Sh Ciise Oday,  Cabdi Aw Ciise Oday, waxay halkan hambalyo aan la soo koobi Karin uga dirayaan  Dr. Maxamed Aaden Daauud, Guddoomiye ku xigeenka Waxbarashada Gobolka Gabiley iyo Marwadiisa Hinda Bashiir Yuusuf  oo habeenkii xalay aqalkoodu ka dhacay xarunta gobolka Gabiley ee Gabiley.

 

Waxannu ilaahay ka dhigo qoyskii lagu nasto ee lagu nagaado, awlaad khayr qabtana ilaahay kala siiyo  AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here