Hambalyada Meherka Abdiqadir Omar musa & Hamda Mohamed Jama + SAWIRRO

0
2061

Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Meherka Abdiqadir Omar musa & Hamda Mohamed Jama oo  Meherkoodu ka dhacey Masaajidka CALI MATAAN  ee Magaaladda Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.Hambalyada Meherka Abdiqadir Omar musa & Hamda Mohamed Jama

Ex wasiir Yuusuf Osman Garas Madaxa kaambaynka xisbiga wadani Hamse khayre Siciid sonyo,Abdifatah axmed cabdi,Ahmedyasin sh cumar,Mohamed abdirisaaq sh yoonis Mohamed ali, Omar osman taani,osman mohamed, cabdinaasir foodcade,iyo dhamaan Macalimiinta jaamacada alph, Admas, Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Meherka Abdiqadir Omar musa & Hamda Mohamed Jama oo  Meherkoodu ka dhacey Maanta Masaajidka CALI MATAAN  ee Magaaladda Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.Hambalyada Meherka Abdiqadir Omar musa & Hamda Mohamed Jama

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here