Haldoorka Caasimada Oo Hadhimo Sharfeed u Sameeyay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sool

0
929

Hargeysa, (HargeisaPress) —Qaar ka mida dhalinyarada Caasimada Hargeysa Gobolka Maroodi-jeex ayaa munaasibad soo dhaweyn ah u sameeyey Badhasaabka cusub Gobolka Sool dhawaan Madaxweyne Muusex bixii u soo Magacaabay.

Hadhimo Sharfeeda loo Sameeyay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sool  ayaa waxa ka soo qaybgalay Wasiirada Kheyraadka Biyaha, gaashaandhiga Somaliland Saleebaan Cali Koore, Ciise Axmed Yuusuf Xawar , Agaasimayaal iyo dhalinyarada caasimada Hargeysa.

Waxaana ugu horay munaasibadan hadalo soo dhawayn iyo dar daarana ka jeediyay siyaasi faysal cumar madar(Qumuj) iyo Chief Caaqilka dhalinyarada caasimada Maxamed xaaji Cabdi iyo xubnihii ka socday xukuumada iyo golayaasha qaranka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY