Gudooomiyaha Dhalinyarada Somaliland ee UK oo Dhambaal Hambalyo ah Udirayaa Shacbiga Somaliland Munaasibada 18ka May

0
2148
Gudoomiyaha Dhalinyarada UK Ee Somaliland Mr Maxamed Ruush

Cardiff, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Dhalinyarada UK Ee Somaliland Mr Maxamed Ruush ayaa dhammbaal hambalyo ah u diray guud ahaan shacabka reer Somaliland munaasibadda Xuska 18 May awgeed.

Gudoomiye Maxamed Ruush oo ku sugan Gobalka wales caasimadiisa Cardiff ayaa waxaa uu hambalyo u dirayaa guud ahaanba shacbiga reer Somaliland,ciidamad kala duwan ee dalka iyo shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay ka joogaan dunida dacaladeeda munaasabada 18ka May, ee la soo noqoashada xorriyadii inaga luntay 1960. Waxaana uu ummadda u rejaynayaa inay munaasibadan munaasibaeeda ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo.”

Gudoomiyaha Dhalinyarada UK Ee Somaliland Mr Maxamed Ruush Waxa uu Dhambaal Hambalyo gaar ah udirayo Madaxweynaha Somaliland iyo Marwadiisa Safiirka Imaaraadka iyo Madaxweyne Kuxigeenka iyo Marwadiisa,Wasiirka Madaxtooyada iyo Wasiirka Maaliyada iyo dhamaan Saraakiisha iyo masuulyiinta kala duwan Madaxtooyada.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here