Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdia ayaa eedaymo usoo jeediyey madaxwaynaha cusub ee dalka Somaliland isaga oo sidoo kalena fariin u direy madaxwaynahaasi Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
HargeisaPress News Desk —Hargeysa