Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madal Kusoo Bandhigay Qorshayaashiisa Mustaqbal Ee Uu Qaban Doono Iyo Sababaha Uu Isku Soo Sharraxay Oo Uu Ku Dhawaaqay

0
972

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa madal maanta magaalada Borama ka dhacday oo xisbiga UCID kusoo dhawaynayey taageera kusoo biirey xisbiga waxa uu kusoo bandhigay qorshayaashiisa mustaqbal ee uu dalka ka qaban doono hadii uu ku guulaysto talada dalka.

 

LEAVE A REPLY