Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xafiisyo Cusub Ka Hirgaliyay Gudaha Magaalada Hargeysa

0
1026

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta xafiisyo cusub oo xisbigu yeelanayo ka hirgaliyay gudaha magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here