Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Qaranka Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Cabdiraxmaan Cirro

0
835

Hargeysa, (HargeisaPress) –Gudoomiyaha xafiiska imtaxaanadka qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax ayaa waxa uu si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani kaas oo ahaa in deeqdii waxbarasho ee Itoobiya siisay Somaliland loo qaybiyay gobolo gaar ah.

Halkan hoose ka daawo muqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here