Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Soo Saaray Go’aan Adag Oo Ku Saabsan Bahda Garsoorka Somaliland+Nuxurka Go’aanka

0
1169
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee JSL Md. Aadan Xaaji Cali Axmed

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Barafasoor Aadan Xaaji Cali ayaa waxa uu soo saaray wareegto go’aan ah oo uu bahda garsoorka Somaliland kaga mamnuucayo inay ku dhex milmaan siyaasadda xisbiyada dalka.

Waxaana uu uga digay inay bahda garsoorku ku dhex milmaan siyaasadda xisbiyada Qaranka.

Halkan hoose ka akhriso Nuxurka Go’aanka oo nuqul kamid ah soo gaadhay Shabakadda Wararka ee HargeisaPress.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here