Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay In Khilaaf Ka Dhexeeyo Guddiga Komishanka Iyo Madaxtooyada Somaliland

0
1169

Hargeysa , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa ka hadlay dhawr qodob oo su’aalo laga waydiiyey isla markaana ay kamid yihiin in khilaaf ka dhex aloosan yahay guddiga Komishanka Qaranka iyo Madaxtooyada Somaliland,Sidoo kalena waxa uu badka soo dhigay qadarka lacaga ee Xukuumadda ka hayaan ilaa hadda ee loogu talo galay qabsoomida doorashada madaxtooyada Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here