Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Usoo Jeediyay Gudoomiye Kuxigeenkii Hore Ee Hay’addu,Soona Bandhigay

0
983

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Haayada Barakacayaasha Qaranka Somaliland Cabdikarim Maxamed Axmed (xinif) ayaa si kulul uga jawaabay Eedo uu usoo jeediyay Gudoomiye kuxigeenkii Hore ee haayada Qaxootiga Khadar sheekh Cali Jawhar.

Sidoo kale Gudoomiye Xinif ayaa dhankiisa eedo culus ujeediyay Gudoomiye kuxigeenkii hore ee haayada soona bandhigay  wareegtada uu madaxwaynuhu xilka kaga qaaday,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here