Gudoomiyaha Guddiga Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Oo Ka Hadlay Sixirka Iyo Caruurta La Xado Oo Kusoo Badanaya Somaliland Fariina U Direy Bulshada

0
1010

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa ka hadlay arrimaha Sixirka iyo xadista caruurta yar yar oo mudooyinkii u danbeeyey kusoo badanaya Somaliland,waxaana uu fariin u direy bulshada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here