Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Heerka Ay Qabyaaladdu Marayso,Saxaafadda Madaxa Banaana Ka Raali Galiyay Go’aankii Lagaga Hor Istaagay Xarunta Golaha

0
1017

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faaraxx ayaa khudbadii uu ka jeediyey salaadii Ciidal Adxaa dabadeed waxa uu ka hadlay heerka ay qabyaaladu marayso,isaga oo shacabka ugu baaqay inay ka waantoobaan qabyaaladda.

Sidoo kalena waxa uu saxaafadda madaxa banaan ka raali galiyay go’aankii dhawaan khilaafkii golaha ka taagnaa lagaga hor istaagay inay gudaha u galaan xarunta golaha wakiilada.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here