Gudoomiyaha Cusub ee Ciyaaraha Fudud soo bandhigay qorshayaal lagu horumarinayo Ciyaaraha Fudud.

0
11993

Hargeysa (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Cusub ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaaro), ayaa daboolka ka qaaday cabaqadaha rasmiga ah ee hortgaan in Somaliland ka qayb gasho ciyaaraha caalamiga ah, soo bandhigay qorshayaal cusub oo lagu horumarinayo Ciyaaraha Fudud.

LEAVE A REPLY