Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Sixir Bararka Ka Taagan Dalka Iyo Qiimaha Maanta Lagu Sarrifayo Lacagta Qalaad

0
958

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha cusub ee baanka dhexe ee Somaliland ayaa maanta ka hadlay sixir bararka ka taagan dalka Somaliland ee sababtay inay hoos u dhacdo qiimihii lacagta Somaliland sidoo kalen ay kor u kaco dollarku.

Waxaana uu sidoo kale ka hadlay qiimaha ay ugu talo galeen in lagu sarrifo lacagaha qalaad maanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here