Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Khudbad U Jeediyay Boqolaal Taageerayaal Ah Oo Ku Soo Dhaweeyay Gobolka Awdal

0
1348

Boorama, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahna murrashaxa xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Boorama uga mahadceliyey soo dhaweynta kalgacalka leh ee ay ku qaabileen weftiga uu xubinta ka yahay, waxana uu sharraxay guud ahaanba bulshada reer Somaliland looga baahan yahay isku duubnaan iyo wada-jir si ay yoolkeeda u gaadho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here