Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika

0
1180

Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Mr. Abdikarim Mohamed Eid (CEO) ayaa ku guuleystay abaalmarinta “Hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan Afrika” ee Hurumarinta   Isgaadhsiinta & Teknoolajiyadda.

Abaalmarintan oo 14-kii November 2018 lagaga dhawaaqay Shirweynaha AfricaCom oo ay isugu yimaadaan in ka badan tobanaan kun oo qof oo ka socda Shirkadaha Teknoolajiyadaha & Isgaadhsiinta ee Caalamka oo ku qabsoomay Magaalada Cape Town ee dalka South Afrika.

HALKAN  HOOSE KA DAAWO MUUQAAL

Halkan hoose ka Daawo Sawiradda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here