Guddoomiyaha KULMIYE Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal Adxa

0
1272

Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha  xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shucuubta Islaamka, gaar ahaanna shacabka Somaliland ku hambalyeeyey munaasibadda Ciidal Adxa.

https://youtu.be/zBQQr3fT8kA

LEAVE A REPLY