Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo Hortagay Gudidda Joogtada ee Golaha Wakiillada

0
1019

Hargeysa , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ismaaciil Jaamac, ayaa ka hadlay hoos u dhaca Qiimaha Shilinka Somaliland oo maalmihii u dambeeyay kor u soo kacayey, balse mar kale hoos u dhacay.

Muuqaalkan hoose ka Daawo Warkaas oo dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here