Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Xukuumadda Iyo Labada Gole Qaran

0
888

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga komishanka qaranka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo ay usoo jeediyeen wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland,Xildhibaano labada gole qaranka ka tirsan iyo maamulka gobolka Awdal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here