Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkooda Oo Ay Faah-faahin Ka Bixiyeen

0
1305

Hargeysa (HargeisaPress) — Xubno ka tirsan guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta socdaal ku tagay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag,waxaana ay guddigani faahfaahin ka bixiyeen ujeedada socdaalkooda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here