Guddiga Komishanka Qaranka Oo Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran Gudoonsiiyay Shahaadadii Murrashaxnimo Iyo Nuxurka Kulan Maanta Dhex Maray Murrashaxiinta

0
858

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kulan ay la qaateen murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran,waxa ay lixda murrashax gudoonsiiyeen shahaadadii murrashaxnimo ee ay kaga qayb galayeen doorashada madaxtooyada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here