Guddida Qabanqaabada Shirwaynaha Beelaha Direed oo iclaamiyay waqtiga uu qabsoomi doona shirkaasi.

0
848

Adis Ababa (Hargeisapress) Guddida Qabanqaabada Shirwaynaha Beelaha Dirr oo iclaamiyay waqtiga Shirkaasi dhici doono.

Prof Abdisalaam

Ugaaska Layiila Ugaas Ahmed.

Suldaanka Akishe Suldaan Abshir Xasan.

Muxumed Aw cabdi.

Boqor Xasan

Engineer Ala bari

Guddidan oo ku Sugan Caasimadda Dalka ethopia ayaa waxay xafladd iclaaminta,ku qabsadeen, Hotel ku yaala Adisababa waxaana kasoo qayb galay masuulo kakala socday Dawladdaha jaarka Ethopia,Somaliland,Djabuti,Kenya.

Hargeisapress Adis-ababa office

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here