Golaha Wakiillada Oo Ansixiyey Xeerka Kufsiga Iyo Tacadiyada Dumarka

0
1479

Hargeysa, (HargeisaPress) —Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta ansixiyey Xeerka Kufsiga iyo Tacadiyada Jinsiga ah, kaasi oo muddo hor-yaallay.

Fadhigii Golaha Wakiillada ee Maanta ayaa lagu ansixiyey Xeerkaasi sida uu ku dhwaaqay Guddoomiyaha Golahaasi Md. Baashe Maxamed Faarax “Golaha waxa fadhiya 51 Xildhibaan, 46 Xildhibaan way ansixiyeen Xeerka Kufsiga iyo Ku Xad-gudubka Jinsiga, laba Xildhibaan way diideen, laba Xildhibaan way ka aamuseen, Guddoomiyuhu muu codaynin, Xeerkaasi sidaas ayuu ku dhaqan galay.” Ayuu yidhi

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here