Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Xeer-Nidaamiyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland

0
1006

Hargeysa, (HargeisaPress) — Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay saaka ay isugu yimaadeen waxa ay cod gacan tag ah ku ansixiyeen xeer-nidaamiyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, kaas oo ay dood iyo falaanqayn ay ka yeesheen Xildhibaanada golaha Wakiildu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here