Golaha Deegaanka Gabiley oo Fashilmay Ka dib Markii ay Aqbaleen Kalfadhi aan Caadi -ahayn Oo Maayirkii ay Kalsoonida kala Noqdeen U Qabtay

0
1073

news logo HPGabiley,(HargeisaPress) — Xildhibano ka tirsan golaha deegaanka degmada gabiley ee xarunta gobolka gabiley ayaa qabtay, Kalfadhi aan caadi -ahayn kalfadhigan degdega ahaa oo lagaga hadlayey xaalada abareed ee ka jirta deegaanada hoos yimaada gobolka gabiley kalfadhigaasi oo ay kasoo xaadireen aqlabiyada golaha deegaanka degmada gabiley, ayaa lagu ansixiyay isla markana ay xildhibanadu cod gacantaaga ku ansixiyeen In si degdega loo geeyo 100 booyadood oo ah biyo deegaanaada ay ku habsatey abaartu oo ay ka taagan tahey xaalad bini ‘aadmino oo aad u daran. waxaan kalfadhigan shirgudoominayay gudoomiyaha golaha degaanka ahna duqa magaalda gabiley shacayb maxamed muuse, iyadoo isku duubnidan ka dheexmuqata golaha ay umuuqata mid kasarayso khilaaf baryahanba ka dhex aloosnaa aqlabiyada xildhibanada iyo maayarka degmada gabiley. geesta kalena kalfadhiyada noocanoo kale ah ee lagag hadlayo arimaha bulsahda ay tahay qodobada ugu muhiimsan ee xildhibanda loo soo doortay, waxana warbaahinta la hadlay kalfadhiga kadiba maayarka degmada gabiley ayaa sheegay in si degdega boqol booyadood oo biya ah loo diri doona deganada gobolka gabiley wuxuna gudi umagacabay ka warhelida degaanadasi abaaraha ka jiraan iyo in la ogaada xaalada dhabta ah ee ay kusuganyihiin dadka beeralayda iyo xoolo dhaqatada qaar ka mida xildhibanada golaha degnaka gabiley, isagoo ganacsada iyo qurba-joogta ugu baaqay in ay gurmad lasoo gaadhaan walalahoda dhibataysan ,si kastaba ha haatee kalfadhigan ayaa imanaya xili dadka xoola dhaqatada ah ee ku dhaqan meelaha ka fog,magaalooyinka ay lasoo daristay xaalada bili,aadanimo oo ubaahan wax ka qabasho degdega, iyadoo ay roob la,aan ka jirto inta badan deegaanada hoos imaad gobolka gabiley isla markana xoola dhaqatada roob la,aan darteed ay xoolahu ka leedeen.

Geesta kale shacabiweynaha reer Gabiley ayaa cadho xoog leh ka muujiyay Kalfadhi aan caadi -ahayn kalfadhigan ee maayirkii ay kalsoonida kala noqdeen.

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here