Gobolka Shabeelada Hoose Miyaanu Aduunyada Ku Ool Maxaa Loo Arki La,Ayahay….? W/Q Sultan Abdikariim Farah DULMI DIID

0
1015

Gobolka shabeelada hoose waxuu kaalinta koobaad kaga jiraa Gobolada ay dhibaatooyinka ugu waa wayni ka dhaceen waxaan Shan iyo labaatankii sanee ugu danbeeyey ka dhacayey xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadamaha.

 

Sida

Dilal loogaysto dumarka

Caruurta

Madaxda dhaqanka iyo dadka waayeelkaa………………………

 

Waxaa sidoo kale ka dhaca dhactooyo iyo boob hantiyeed oo Isugu jira qaybo kala duwan……………………………

 

Waxaa ka jira gobolkaas barakac aan kala go lahayn tan iyo 1991 waxaa jira dad faro badan oo naftooda kala haajirey Gobolka kana cabsi qabay in la dilo kuwaas oo Isugu jira dumar dhalinyaro wayeel iyo waxgarad……………………….

 

 

Hadaba su,aasha iswaydiinta mudani waxay tahay  waa maxay sababta somalidu uga aamusan tahay dhibaatooyinka gobolkaas ka jira

Maxaase wax looga qaban la,yahay masiibada Ku habsatey Gobolka…………………………..

 

Su,aasha kale ee is waydiinta mudan  ee muhiimka ahina waxa weeye xagay Ku danbeeyeen dadkii nolosha Ku gubay caruurta saqiirka ah iyo ayeeydood……………………?

 

Maxayse Ku dhacday maalintii arinkaasi dhacay ka bacdi in aan laba Cali iswaydiin……………………….?

 

aaway kaalintii Dowlada dhexe ee fadaralka ahi………………………..?

 

Aaway kaalintii maamulka koonfur galbeed…………….?

 

Arintaan maxay wax uga qaban layihiin……………?

 

Talo Soo Jeedin

Dhamaan Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in loo istaago sidii wax looga qaban lahaa dhibaatada haysata dadka Ku dhaqan Gobolka shabeelada hoose……………………………..

 

Waxaan Ku talin lahaa waxii khilaaf ah ee jira in wada hadal iyo is afgarad lagu dhameeyo………………………

 

Waxaan Ku talin lahaa in cida gaysanaysa dhibaatooyinkaan kor Ku xusay  laga wada shaqeeyo sidii sharciga loo hor keeni lahaa………………………………

 

Ugu danbayn Gobolka shabeelada hoose miyaanu aduunyada Ku ool maxaa loo arki layahay………………………….?

 

WAA TILMAAMIHII TALADII IYO TOOSINTII SHACABKA EE………………………………….

 

Gudoomiyaha Ururka Cadaalada iyo Sinaanta Soomaaliyeed ee SIME Ahna Qoraha barnaamijka Qalinka Nabada Soomaaliyeed…………………..

 

W/Q Sultan Abdikariim Farah (DULMI DIID)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here